Asc magacygu waa iid kusoo dhawaw goobta ay isugu yimaadaan Milyoneeriska Mustaqbalka 💵🚀
Halkan waxan ku soo gudbiyaa mawduucyada: DHAQAALAHA IYO KORINKA SHAQSIYADA
Hab fikirada aan halkan kusoo gudiyaan ma ahan midka kaliya ee ugu saxsan, waxan ahay ARDAY ee ma ihi wax walba yaqaan.