in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c
Ramadan Mubarak wllaha an dar Alle u jecelahay β€οΈ
waxan idin rajayna in rabi naga dhigo kuwii ka faidaysta bishan barakaysan ameen ameen.
Bari waxa dib inogu bilaabmi dona
LIVE CALLS
BARI 16:50 bacdal salatul casar somalia time
Tarikhda: 2/3/2025
Goobta: Telegramka
Linkiga: t.me/hantiyeelo
Khayr badan ayan idin rajyana
9 - 0
Reer Barcelona dago adayg ayaa dilay Qaarba calaacali doona hadhaw yaan ramadanta lagu seejin adigoo cadhaysana soon ma haysan kartide haku fududaan hawshan hadhaw ka jooog hada πππ
9 - 0
Ramadan Kareem Hantiyeelo fam π₯³π₯³π₯³
Illahay cafimad iyo camal la aqbalo Allaha noogu dhameeyo tan iyo kuwa kaleba ameen ameen amen π₯³π₯³π₯³
23 - 2
β’ Wax DHISIDU waxay ku timaada joogtayn wakhti badana way qaadata, halka ay wax DUMUSTU ku timaad hal qalad il bidhiqsina ay qaadato π€
25 - 2
Ha aaminin Exchange Ceo waxay leedihiin, kawaran iyaguba haday dhaceen.
Hadii adan daawan hoos ka daawo
https://youtu.be/dpbEWY8fARA?si=I68wm...
11 - 0
π Grow like the Bamboo.
π Bamboo tree spends years developing a strong underground root system before it shows significant visible growth.
π Success, growth or any meaningful achievement requires perseverance and the willingness to WAIT while laying a STRONG foundation.
π Patience grows bamboo tree.
43 - 1
βWaxna bilaash ma ahan β
Shay walbaaba oo qiimo leh wuxu leeyahay qimo u goβan, oo ad ku qabsan tahay in aad bixiso, balse kuma dul qorna oo ma arki kartid marka hore π€
Jumco Mubarak culumo Alle π₯³π₯³π₯³
36 - 0
Illahay aya mahadas iska leh ππ»
Waxay igu qadatay in aan 7k SUBS gaadho 4 SANO π€
Balse in aan ku daro 13k SUBS waxay igu qaadatay 18 BILOOD.
Waxa iska kay badalay in aan BULSHADA uso gudbiyo wax aan aniga waayay,
Waxyaalo igu qadatay in an SANADO ku fahmo, in an 10 daqiiqo kuso koobo.
Waxa iga goβnayd korinta BULSHADAYDA iyo wax kuso KORDHIN tooda.
Si ay taasina macquul u noqoto waxan ku qasbanaa in aan anigu NOQDO qof u Qalma in la FOLLOWER gareeyo.
Waxan umahadcelinaya TEAMKA HANTIYEELO oo wadnaha dul dhigay iyaga la antodna surtagal aysan ahateen.
Hantiyeelo Family gob iyo nasab β€οΈβ€οΈ
Waad mahadsantihiin ππ½β€οΈπ₯°
154 - 21
Podcast qiimo leh π₯π₯π₯
SIDEE BUSINESS GUULAYSTA LOO DHISAA ? Mohamud Subagle
https://youtu.be/rrQJBSt38bU
21 - 0
Marka ad qabanyso shay aad JECESHAHAY , balse aadan awoodin in aad wakhtigaaga sidaad doonto u kala qorshayso = wuxuu la mid yahay adigoo qabanaya shay aad NECEB tahay
Odhaahdan fikir ahan say kula tahay ? π€
16 - 0
Asc magacygu waa iid kusoo dhawaw goobta ay isugu yimaadaan Milyoneeriska Mustaqbalka π΅π
Halkan waxan ku soo gudbiyaa mawduucyada: DHAQAALAHA IYO KORINKA SHAQSIYADA
Hab fikirada aan halkan kusoo gudiyaan ma ahan midka kaliya ee ugu saxsan, waxan ahay ARDAY ee ma ihi wax walba yaqaan.