Ku soo dhawoow LEE STUDIO, xarunta aad ka heli doonto heeso cusub, muuqaalada lyrics, music videos, challenges, pranks, iyo waxyaabo kale oo madadaalo ah!
📌 Waxaan kuu soo gudbinaynaa muusig tayo sare leh iyo muuqaalo cusub maalin kasta, si aad ula socoto fanka iyo farshaxanka casriga ah.
💯 Dhamaan heesaha aan soo gelino waa xuquuq naga gaar ah, waxaana la shaqeynaa fanaaniin kala duwan si aan kuu soo gaarsiino heeso xiiso leh iyo muuqaalada quruxda badan.
➡️ Fadlan ha iloobin inaad SUBSCRIBE saarto si aad ula socoto muuqaalada cusub! 🔔✨
Kala Xidhiidh LEE STUDIO 👇