Channel Avatar

Dr CK @UCwlnIjASHQZDnW7X75ziy_Q@youtube.com

87K subscribers - no pronouns :c

Ku soo dhawoow Kanaalka Dr CK halkaan waxaan ku soo gudbin


Welcoem to posts!!

in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c

Dr CK
Posted 2 years ago

10,000 YouTube Subscribers! Thank You!
Waxaan jecelahay inaan ugu mahad naqo qof walba oo idiinka mid ah oo ka qeyb qaatay inaan maanta gaarno toban kun oo Subscribe (10K). Waan ogahay 10,000 Subscribers YouTube-ka inaysan ka aheyn tiro aad u badan, laakiin taageeradiina iyo faallooyinkiina quruxda badan ayaa igu dhiirigaliya inaan marwalba kanaalkaan idnkugu faaideyo horayna usii socdo.
Mahadsanidiin.❤️

56 - 9

Dr CK
Posted 3 years ago

Muuqaalade jeclaan lahayd in aan channel-ka u badiyo?

22 - 5

Dr CK
Posted 3 years ago

DHIIG YARIDA IYO SIDA LOO DAAWEEYO | Anemia

6 - 1

Dr CK
Posted 3 years ago

Asc saaxiibada ku xiran Channel-ka maalmahaan dambe waxaan ka shaqeynayay is badalka channel-ka waxaa soo socdo ciwaano xiiso leh isbuuca dambe muuqaalada caafimaadka ayaa dib u bilaabmi

hadaba Iisoo Qor ciwaan caafimaad oo aad jeceshahay in aad wax ka ogaatid?

muuqaalada xige ayaan ku sharaxi doono ciwaanad aad iisoo qortaan.

Mahadsanidiin.

10 - 6

Dr CK
Posted 4 years ago

Channelka wuxu kor u dhaafay 1K+ subscribers.

Waxaan jecelahay inaan ugu mahad naqo qof walba oo idiinka mid ah oo ka qeyb qaatay channelka in uu koro waxaan rajaynaa kabadana in aad iiga caawin doontiin.
Allah idiin sharfo mahadsanidiin.

20 - 2