Ku soo dhawoow Kanaalka Dr CK halkaan waxaan ku soo gudbin doonaa
1- Casharo caafimaad oo si qurux badan loo soo hagaaji
2- Talooyin caafimaad
3- wacyigalin caafimaadka ah
4- Tababro caafimaad
Hadafkeygu waa inaan kordhiyo aqoonta caafimaadka ee bulshada dhexdeeda fadlan kusoo biir Kanaalkan (subscribe) dheh, lana wadaag casharadan qofkasta oo aad u maleynaysid inuu ku farxi doono.
Barasho wacan!