in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c
Ramadan Kareem dhammaan akhyaarta aan halkan ku saaxiibnay, waxaan Alle ka baryayaa inuu ramadaanka kale inagu gaarsiiyo caafid qab.
๐๐โฅ๏ธ๐๐
123 - 2
Ugu dambayn maanta waxaa isoo gaartay biladii uu YouTube ku usoo dirijiray qofka gaara 100K waxaan u mahadcelinayaa qofkastoo channalka subscribe saaray, idinka ayaan wax idinku ahay saaxiibayaal, Alle ha idin sharfo.
โฅ๏ธโฅ๏ธ
474 - 43
1M views 3 months, new score. Thank you guys. โฅ๏ธโฅ๏ธ
https://youtu.be/tvM5wRt1PGs?si=OZ8A8...
47 - 0
Alhamdulilah, ugu dambayn waxaan gaarnay 100K subscribers, thank you so much guys, I love you all.โฅ๏ธโฅ๏ธ
504 - 15
Hello guys finally waxaan gaarnay ๐ฑ๐ฌ,๐ฌ๐ฌ๐ฌ oo ๐๐๐ฏ๐๐ฐ๐ฟ๐ถ๐ฏ๐ฒ๐ฟ๐ ah, runtii waxaan halkan kusoo gaaray garab sitaagiina. Qofkastoo ka qayb qaatay safarkan waxaan leeyahay sharf korkaaga ha ahaato.๐๐
746 - 18
Asc saaxiibayaal, Maanta Waxaan aad ugu faraxsanahay inaynu gaarnay 10K Subscribers, aad ayaan idiinku mahad celinayaa, runtii Halkan waxaan kusoo gaaray garab istaagiina, jacaylkiina iyo dhiirigalintiina, idinka la'aantiina waxaa adkayd inaan Soo gaaro halkan.
Mahadsaniddin saaxiibayaal kunjeer.๐๐
460 - 16
Ku daawo waqti aad u yar film dhamaystiranโฐ
Subscribe ๐
Like ๐
Share ๐
Mahadsanid๐ซถ