in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c
HORDHACA BUUGA:
Horumarinta nafta: 10-talo oo aad naftaada ku horumarin karto maalin kasta.(Self Improvement: 10 Tips To Improve Yourself Every Day)
__________________________________________
1.Samee wakhti aad ku nasato.
2.Akhri buugaag badan.
3.Bilow mahadnaqa.
4.Baro luqad cusub.
5.Cibaadada.
6.Qor fekradahaaga.
7.Naftaada ku quudi cunto caafimaad leh.
8.Jimicsi samee.
9 .Ku celceli naxariista dadka kale.
10.Ka shaqee si aad u wanaajiso cabsidaada guuldarrada.
0 - 0
Kordhi Aqoontaada wax aqrinta buugagta xarunta waxbarashada ee santaaro santaaro education center