#The Islamic channel waa kanaal aad ka heli doonto Barnaamijyo Diini ah Iyo taxane yaal joogto ah side Quran, Tafsiir, Qudbooyin diini ah, Muxaadarooyin, Suaalo iyo jawaabo diini ah, Nashiidooyin, Ducooyin, Qisooyin ku cibro qaadasho mudan, Qasiidooyin nabi amaan ah, Diintu maxay ka qabtaa iyo barnaamijyo kale oo badan. Sidoo kale waxaan idiin soo bandhigi doonaa taxane yaal gaar ah kuwaasoo ku saabsan Science ka Iyo Qur aanka, waxyaabaha ay diinteenu sheegtay oo dib dambe laga ogaaday iyo kuwo kale oo badan.
Fadlan hadii ay tahay markaagii kuugu horeysay oo aad nasoo booqato fadlan subscribe dheh channelka Iskuna day inaad muuqaaladeena ama channelka link giisaba aad la wadaagto walaalaha kheeyka jecel iyo intii aad la jeceshahay wanaaga MAHADSANID!
Like-dhe facebook page-keena: 👉👇👇
facebook.com/kaahislamic 😍😍😍
Follow naga soo dheh barteena Tiktok 👉👇👇
vm.tiktok.com/ZMLqmAyQV/ 😍😍😍
Follow naga soo dheh Instagram ka 👉👇👇
Instagram.com/kaahislamic 😍😍😍