Channel Avatar

Hereri Media @UCe8dTFHkudQQPnzPzXQdYrQ@youtube.com

288K subscribers - no pronouns :c

More from this channel (soon)


21:08
Xagee kuugu war dambaysay fanaankii caanka ahaa ee Ahmed Yasin?
04:06
Habka ugu fudud ee Adeegga Telesom Fiber Internet looga dalban karo Website-ka Shirkadda Telesom?
40:04
Bergen, Norway, sanadkii waxaa soo booqda malaayiin qof, maxay hadaba u yimaadaan
37:54
Bal daawo Salaxlay oo sii noqonaysa magaalo salaxan.
02:53
Xiitaa Somalidii reer Istanbul ayaa doortay Megadentist Abdixakiim bal dhagaysta
11:44
Waxii aan ka idhi shirkii Bergen, Norway ee ku saabsanaa korinta caruurta iyo la qabsiga wadamada lo
00:38
Alaabtii laga samaynayay fooxa iyo beeyada iyo xabkaha kale oo dunnida wada gaadhay
13:51
Maxaa ugu wacan is-faham laโ€™aanta waalidiinta iyo caruurta Somalida Norway
15:29
Shirka ururka ka shaqeeya danaha Somalida Norway ee Tusmo oo abaal marin lagu bixiyay
29:04
Sida Mohamoud oo kale weligaa diyaarad ma ka soo booday.
03:07
Wada shaqayn aad ku faaโ€™iidi karto oo dhexmartay Fly Dubai iyo Ambassador Hotel, Hargeysa.
06:50
Madaxa la dagaalanka dambiyada ee UK oo Iyada qudheedii la fadhataystay
00:55
Fadumo oo Norway ka timid ayaa idiin haysa fariin muhiim ah oo Megadentist, Istanbul ku saabsan
22:53
Qaybtii 2 aad Mashruuca dhismaha Africa waxaa uu diyaarinayaa ingineeradii berri
03:08
Haddii Nairobi aad ka rabtid guri raaxo leh, Rodol homes ugu hagaag.
33:28
Shariikada Somaliyeed ee ku talo jirta in ay Africa dhisto oo mashruucii Rwanda ee hore dhamaysay
07:28
Keebaa daran caydii Trump ee Somalida Maraykanka iyo tan imika jaliyada reer Haiti
40:10
Rwanda, wadankii iska dilay million-ka qof 30 sanadood ka hor, oo imika cirka maraya
26:58
Xildhibaan Yusuf Kulmiye oo iiga waramay sharciyada layaabka leh ee Switzerland
01:23
Mar hadaad sidayda oo kale is barataan Megadentist, kala dhamaan maysaan
07:55
Lamaanahii ugu daโ€™da waynaa ee weligood isku guursada Kenya ayaa arooskooda loo dabaal degay
18:10
Xero geela la xarakeeyey ee reer jigjiga ku xoomeen
13:30
Cabdisalam waa orod yahan caan ka ah Switzerland, maxaa hadaba u diiday inuu qaranka u safto
02:39
Kaafiyo oo Istanbul degan oo maamulka caafimaadka baratay, maxay ku dooratay Megadentist.
24:57
Maxaa yaala madxafka caruurta ee uu Maxamuud ka sameeyay Eyl.
24:41
Xaafada Al-Khayr ee Hargeisa markaad qayb ku yeelato, degmo dhan ayaad ka mid noqonaysaa
33:14
Dadka u kacay caawimada dadka qaba xanuunada dhimirka ee Somaliland
23:44
Maxaad ka taqaanaa magaalada aadka hodanka u ah ee Zurich ee Somaliduna ay ku nool yihiin
15:09
Cali Xaruuri oo ka sheekaynaya maahmaahyada Somalida qaarkod oo macnahodu aanu ahayn sida la moodayo
00:56
Megadentist, Istanbul waxaa ay diyaar kuula yihiin adeeg walba oo caafimaadka iyo qurxinta ilkaha ah
02:38
Gurigii aad u baahnayd ee Nairobi, waxaa kuu haya Rodol Homes Ltd.
18:06
Cali Xaruuri oo daraasaad badan ku sameeyay Af-Somaliga ayaa qaba inuu hawl badan u baahan yahay.
41:18
Ma la socotaa habka casriga ah ee Islaamiga ah ee iibka guryaha ee Maraykanka ee Mubarak
16:34
Nin Somali ah oo hooyadii ay Hereriyad tahay oo reer Canada ahaan jiray, oo noloshiisa ka waramaya
40:11
Arday aad u badan ayaa u xiiso qabay in ay tagaan jamacadaha Malaysia oo bandhig ku sameyay Hargeysa
27:33
Jigjiga waa laga raystay dhibaatadii kelyo maydhista.
00:55
Fadumo oo Norway ka timid ayaa idiin haysa fariin muhiim ah oo Megadentist, Istanbul ku saabsan
13:31
Q 3-aad: Mohamed oo araga naafo ka ah jacaylkiisii, muxuu ku dhamaaday.
17:47
Q 1-aad: Mohamed oo araga naafo ka ah iyo jacaylkii ku habsaday iyo halkii uu la maray
13:23
Q 2-aad: Abwaan Mohamed oo araga naafo ka ah iyo jacaylkii ku habsaday iyo halkii uu la maray
01:37
Ku dadaal inuu ilmahaagu ugu horeeyo qayrkii oo gee Nuuradiin schools.
01:23
Mar hadaad sidayda oo kale is barataan Megadentist, kala dhamaan maysaan
14:14
Diyaarada aad raacday, ama ta aad raaci doontid xarunta lagu sameeyo ayaan booqday.
03:18
Rodol Homes Ltd waxay kuu hayaan guryo casri ah oo ku yaala Parklands, Nairobi
02:55
๐—ช๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ต๐—ฎ๐—น ๐˜€๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐˜๐—ฎ ๐— ๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ถ๐—น?!
26:54
Kayse waa dabakh wayn oo caan ah Dhawr kun oo qof ayay isaga iyo koxdisu mar keliya cunto siin karan
36:36
Creative real estate waa shirkadda koowaad ee maamulida hantida ma-guurtada ah.
24:35
Waraysi xiiso leh oo aan la yeeshay fanaanka Xariir Axmed ee aad loo xiiseeyo.
03:05
Wax ka sii dheeho barnaamijka fanaanka caanka ah ee Xariir Axmed
01:01
Haddii xagaagan aad tegaysid Istanbul, si aad ilko wanaagsan u heshid, Megadentist waa meeshaadii
38:11
Madaxwayne Mustafe oo waraysi dheer kaga Hadley xaalada deegaanka Somalida iyo guud ahaanba Ethiopi
01:46
Ilmahaagu ha ka mid noqdo kumanaanka caruurta ah ee ka aflaxay Nuuradiin Schools.
15:45
Kulankii ninkii 50-ka buug qoray iyo waxii ay kala ahaayeen
21:04
Dhalinta Muslimiinta ah ee Maraykanka ee Seattle iyo sida ay aayahooda uga tashanayaan
10:06
Gudoonka baanka IBS oo sheegay in ay qurba joogtu kaalin mug leh ku leeyahiin horumarka dalka
01:49
Waxii aad Nairobi ka doonaysay oo dhan ayaad carwadan ka helaysaa
11:51
Kaluunkii webiga ee Somalia oo loo dhoofiyay Congo.
02:24
Markaad Hargeisa kaga degto diyaarada Flydubai, waxaa ku sugaya Modern car rentals
15:51
Qaybta 2-aad ee magaalada xarunta jaadka ah ee Aaawaday, oo habeenkii aan laga seexanin.
00:43
Maxay Somalida iyo dadka kaleba ku raaceen Megadentist, Istanbul.