Channel Avatar

Ministry of Foreign Affairs - Somaliland @UCcS22UjGhhwJtqrM9RR8glg@youtube.com

138 subscribers - no pronouns :c

This is an official youtube channel of Somaliland Ministry o


06:48
Agaasimaha-Guud ee WAD&IC ah ee JSL ayaa Furay Tabobar ay Soo Qaban-qaabisay Waaxda Shaqaaluhu.
05:59
Wasiirka WAD&IC ah oo Furay Kulanka Saddex-biloodlaha ah ee Daneeyeyaasha Arrimaha Amniga Badda JSL.
04:56
Hadalkii Madaxweynaha JSL, ka dib markii uu kasoo noqday shirkii uu kaga Qaybgalay Dubai.
02:55
𝐊𝐡𝐮𝐝𝐛𝐚𝐝 - Madaxweyne Ku-xigeenka JSL, oo Madaxweynaha JSL ku bogaadiyey guusha uu ka keenay UAE 🇦🇪.
01:39
𝐌𝐮𝐮𝐪𝐚𝐚𝐥 - Madaxweynaha JSL iyo weftigii uu hogaaminaayey ee safarka ugu maqnaa UAE 🇦🇪 oo soo noqday.
04:56
President of the RoSL praises the UAE's continued support and seeks stronger bilateral partnerships.
05:07
Agaasimaha Guud ee WAD&IC ee JSL ayaa Tabobar usoo Xidhay Gudidda Nabadgelyadda ee Dekedda Berbera.
09:46
Waraysi uu Madaxweyne JSL siiyey Warbaahinta Sky News qaybteeda Afka Carabiga.
07:32
𝐓𝐮𝐫𝐣𝐮𝐦𝐚𝐚𝐝 :- Hadalkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi.
01:08
Muuqaal - Booqashadii Madaxda WAD&IC ah ee Jaamacadda Hargeysa.
05:46
Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro iyo weftigiisii safarka ugu maqnaa dalka UAE ayaa galabta soo noqday.
00:50
Wasiir Cabdiraxmaan ayaa maanta ku qaabilay madaarka Cigaal, maydka Sheekh Maxamed Nasrudiin Kulmiye
10:54
Munaasibaddii Xil-la-wareegidda Wasiirka WAD&IC ah ee JSL, Mudane Eng Abdirahmaan Daahir Aadam Bakal
04:08
Wasiirka WAD&IC ah ee JSL ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha cusub ee Safaaradda JSL ee Ethiopia 🇪🇹.
03:39
Wasiirka WAD&IC JSL ayaa shir-jaraa'id ku sheegay in Maktabada Dhaqanka ee Masaarida la xidho.👇
02:01
Dr Essa Kayd informed the public that the Somaliland gov't has decided to permanently decided to ..
03:12
Hadalkii Wasiirka WAD&IC ah ee JSL, uu ka jeediyey munaasibaddii dlDaahfurka Madxafka Qaranka JSL.
11:00
Madaxweynaha JSL oo ka hadlay Gardarrada Soomaaliya iyo arrimo kale oo xaasaasi ah
02:37:33
Khudbad Sannadeedka Dastuuriga ah ee Madaxweynaha JSL 2024 ee labada Golle Baarlamaan.
01:15
Wasiirka WAD&IC ah ee JSL oo safar ugu maqnaa wadanka 🇺🇸, ayaa saaka dalka dib ugu soo noqday.
00:40
The President of the RoSL met with a high-level delegation from the UN
41:01
Muuqaal: Ururka Jaaliyadda Somaliland oo munaasibad ku qabtay Xuska 18-ka May Magaalada Toronto
01:13
Hambalyo Ururka Ardayda reer Somaliland ee Dalka Bangladesh 🇧🇩 iyo Xuska 18 May 2024.
06:11
Muuqaal: Xafladda Dabaaldegga 18-ka May oo si weyn looga xusay wadanka Maraykanka.
03:08
Muuqaal: Xuska Maalinta Qaran ee Jamhuuriyadda Somaliland ee 18-ka May.
01:46
Agaasimaha Guud ee WAD&IC ah ee JSL ayaa fariin Hambalyo ah diray maalinta qaran ee 18-ka May.
00:25
Shir ka qabsoomay xarunta WADI&C ah shir daarranaa u diyaargarawga munaasibadda Qaran ee 18-ka May.
01:21
Waraysi ay warbaahinta VOA Somali siisay Wasiir Ku-xigeenka WAD&IC ah ee JSL, marwo Rooda Jaamac
24:37
Wasiirka WAD&IC ah ee JSL ayaa faah-faahiyey Heshiiskii Is-afgarad ee dhexmaray JSL iyo Ethiopia.
01:49
Minister Dr. Essa Kayd Mohamud connects with the Somaliland community in Paris, France.
06:47
Wasiir Ku-xigeenka WAD&IC ah ee JSL ayaa maanta ka qayb-gashay dhagax-dhigga Xarunta CIX ee JSL
01:45
Agaasimaha Guud ee WAD&IC ah ee JSL, ayaa u mahadceliyey qurba-joogga reer S/land ee ku dhaqan UK 🇬🇧
01:41
Wasiirka WAD&IC ah ee JSL oo maanta ka qayb-galay aaskii qaran ee loo sameeyey Marxuum C/naasir Muse
03:38
(Q 2aad) Wasiirka WAD&IC ah ee JSL, mudane Dr Ciise Kayd oo shir-jaraa'id ku qabtay Adissababa.
02:40
(Q 1aad) Wasiirka WAD&IC ah ee JSL, mudane Dr Ciise Kayd oo shir-jaraa'id ku qabtay Adissababa.
03:31
Agaasimaha Guud ee WAD&IC ah ee JSL mudane Ahmed Abokor ayaa maanta furay Shir Amniga Badda. 🎥 🎞 ☝️
08:40
War-saxaafadeed uu Wasiir Dr. Ciise Kayd Maxamuud ugu mahadceliyey Qurbajoogta reer Somaliland.
12:15
𝐖𝐚𝐫𝐞𝐲𝐬𝐢 - Wasiirka WAD&IC ah ee JSL Mudane Dr Ciise Kayd Maxamuud ayaa wareysi siiyey SAfmRadio.
03:46
Minister Of Foreign Affairs, Essa Kayd has sent a Peaceful Message regarding LasAnod’s status quo.
02:57
Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland oo soo gaadhay caasimadda Hargeysa isaga oo ka soo laabtay Dji
09:23
Wax-qabadka Shirkadda Caalamiga DPWORLD ka Fulisay Dekadda Berbera Ilaa Wadada Wajaale.
05:00
Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah oo soo Xidhay Shirka iskaashiga iyo wadaagga.
06:29
Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibedda S/Land Oo Furay Kulanka Dib u Eegista Qorshaha 2022/2023.
06:04
Munaasabidda 50 guurada Maalinta Qarannimada Dalka Imaaraadka Carabta oo Hargeysa lagu qabtay.
01:08
Warsaxaafadeed ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda S/land ayaa beesha caalamka loogu caddeye.
06:01
Madaxweynaha JSL oo kulamo kala duwan la yeeshay Mudanayaal ka tirsan aqalka sare ee Mareykanka
02:36
Madaxweynaha JSL Iyo Taliyaha Ciidamada Maraykanka Ee Qaarada Afrika Africom Oo Hargeysa Ku Kulmay.
03:15
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Madaxda Machadka BRENTHURST FOUNDATION.
07:43
Khudbadda Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamigaa Dr Ciise Keyd ee Kulanka Jaaliyadda USA
03:32
Kulanka 2da Madaxweyne Ee Jamhuuriyada Somaliland Iyo Kenya Oo Uu Ka Hadlay Wasiirka Arrimaha Dibedu
01:46
Kulanka Labada Madaxweyne ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo Jamhuuriyadda Jabuuti.
00:23
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Dalka Sweden.
01:03
16 November 2022