Kusoo dhawaada AqoonKaal YouTube. Magacaygu waa Maxamed Cali, waxaan halkan kusoo bandhigaa mawduucyo u badan Teknoolojiyada /farsamada casriga ah oo kusoo baxa AF-Soomaali iyo xog xiiso u leh daawayaasha
- Sida Loo Sameeyo YouTube
Waa casharro sida loo sameeyo YouTube iyo Tab & Xeelad la xiriirta qaabka guud ee u shaqeeyo Youtube
- Sida Loo Duubo Shaashadda Computerka
Waa casharro ku saabsan sida loo duubo iyo barnaamijyada lagu duubo shaashadda computerka, sida OBS studio.
- Sida Loo Sameeyo Website HTML iyo CSS
Waa casharro ku saabsan xeerarka asaaska u ah dhismaha websiteka sida HTML 5 iyo CSS 3 iyo WordPress
- Sida loo adeegsado Microsoft Excel
Waa casharro sida loo adeegsado Excel. Tusaale ahaan haddii aad leedahay dukaan ama Trucking company, sida loogu qorto xisaab xirka.
- Arrimo ku saabsan Soomaaliya
Videoyo faa’iido iyo xiiso u leh daawadayaasha, sida arrimaha Badda Soomaaliya
- SUBSCRIBE: RUKUMO AQOONKAAL: youtube.com/aqoonkaal?sub_confirmation=1