Ku soo dhowoow Cadceed Hope,
Cadceed Hope madal diiradda saarta dhiirrigelinta, bulshada, horumarinta nolosha, iyo kobcinta kartida shaqsiyeed. Ujeedadaydu waa in aan bulshada la wadaago talooyin waxtar leh, iyo xikmado qoto dheer oo kugu hagi doona waddada guusha iyo horumarka.
Si guud kanaakan waxaan hadalaa 3 qodob oo ka ah
1. Hormarinta Bulshada:
Waxaan u heella nahay dhiirrigelinta, bulshada annagoo xoogga saaraya wacyigelinta, isku xidhka, iyo horumarinta maskaxda iyo dhaqanka bulshada.
2. Bixinta Talooyin Wax Ku Ool Ah:
Waxaan kula wadaagi doonaa talooyin dhaxal gal ah oo kaa caawinaya inaad si hufan u maareyso noloshaada, una horumariso kartidaada,
3. Soo Gudbinta Xikmado Cajiib Ah:
Waxaan kula wadaagayaa xikmado qoto dheer oo dhiirrigelinaya. xasilloonida maskaxda, iyo fahamka qiyamka nolosha, si aad u hesho jihada saxda ah ee noloshaada.
Contact Us:
WhatsApp: +252 613159995
Channel Manager: Mohamed Abdullaahi Ahmed