Magaceyga wa Shakur Abdala, Waxaan kamid ahay Maamulayaasha'' Somali Fanince Club'' Waxaan active ku nahay Twitter, Telegram.Falaqeynta Suuqa iyo Casharo ku saabsan Crypto & Stock.
Channel kaan waxaan u ku talagaly in aan video ku saabsan Maalgashiga sida,Cyrptocurrency, Stock Market, Binnace Iyo Broker aan la wadaago Asxaabteyda
.....................................................
Ila socda, insha allaah, Wa Mahadsantahiin.
Instagram: Shakur Abdala
Clubhouse: Shakur Abdala
Twitter: Shakur Abdala