Channel Avatar

XUNAYN MEDIA @UCAVUePYA9Xrruk0Bm5ha0Hg@youtube.com

16K subscribers - no pronouns :c

•Kusali nabi Mohamed ﷺ • wlshey iyo walalkeyga khayrka jecel


Welcoem to posts!!

in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c

XUNAYN MEDIA
Posted 3 weeks ago

Sh mustafe Cali caanood

"1-Suufiyadu waa mushrikiin(awliyada ayey baryaan iyo qabuurtana waa caabudaan)

2-Ictisaamku waa murtadiin(dowlada ridada ee Somaliya ama caalamul islaami ee dastuurka qortay ee daaquutka ah ayey taageeraan

3- alshabaab mataageersani mana la dagaalsani

6 - 1

XUNAYN MEDIA
Posted 3 weeks ago

2 arimood oo sabab u ahaa in hoos udhac wayn ku yimaado maqaamkii iyo sharafkii iyo kalsoonidii uu ku dhexlaha bulshada dhexdeeda sh maxamed cabdi umal.

1- Taageeradii dowladii kumeelgaarka ahayd.

Sh umal wuxuu gaalaysiiyey cabdulahi Yusuf iyo dowladiisii wuxuu baneeyye dhiigooda .

Lkn tii kmg ahayd ee dastuurka qoratay sacabka ayuu ugaraacay sheekhu.

2-xadiiskii nabiga scw

Sheekhu kaligiis ayaa wadaadaas maray oo nabiga wax ka sheegiisa u bareeray Halka culumada kale ay isku wado mareen (fasiridaa afka soomaliga ee xadiiskaas) arintani wuxuu kala kulmay dhaleecayn iyo in maantadan aan joogno yahay nin socodkiisu xadidan yhy oo safarada dalka ay kooban thy meelaha uu tagi karo sheekhu.


Isku soo wada duub

•sheekhu wuxuu ka mid yahay dhowr sheikh oo faro kutiris ah oo maanta soomaali indhaha u ah

Suaal
1- labadaas arimood maku saxna sheekhu?

Fg: jawaab cilmi ku dhisan

39 - 6

XUNAYN MEDIA
Posted 4 weeks ago

ASC SAXIBAYAL.

Mudo 2 bilood ah ayaa kasoo wareegtay markii aynu abuurnay channelkan mana filayn inuu gaarayo heerkaan iyo shacbiyadaan🙏

Saaxiibayaaal channelkii cilad ayaa kutimid
Inkasta oo dadaalo aan bixinay hadana wali wax noma hagaagin.


Waynu guuri doonaa zxpyal( channel kale) in aynu wada guurno 13k ayaan rajaynaya inshallah.


Waqtigii ay haboonaato( aynu channelkan ka samirno))) ayaan idinla sowadagi 🙏

Wixii Talo ah 👇

156 - 5

XUNAYN MEDIA
Posted 1 month ago

Waxaan aad ugu faraxsanahay in mudo 50 cisho ah aan ku gaarnay 10k subscribe oo saaxiibo ah.

Aad aad ayaan idinka mahadnaqaya garab istaagiina saaxiibayaaal.

Hadaba saaxiibayaaal qaybta faalada waxaad noogu reebtaan talooyin iyo sixid ku aadan channelka haduu jirey iyo fikirkiina guud

Mhdsnidiin❤️

187 - 5

XUNAYN MEDIA
Posted 1 month ago

SU AAL???

20kii sano ee lasoo dhaafay sh xasaan xuseen aadam wuxuu kamid ahaa foolaadka culumada ugu saamaynta badan ee soomaali dhagaysato.


1- fadhiyada culumada ama kulamada diimeed maxaa kareebay ?

A- khilaafka dhexdooda ah
B- qof muhiima looma arko
C- asagaa iska diiday

311 - 47

XUNAYN MEDIA
Posted 1 month ago

BISMILLAH

• waxa mahad dhamaanteed leh Allah SWT iyo saaxiibada khayrka jecel ee wax ka Yar 30 cisho nagu gaarsiiyey 5k subscribe.

•saxibayaal aad & aad baad ugu mahadsantihiin garab istaagiina ku aadan dhambaalka diineed ee soo gudbino iyo dhiirigalintiina intaba.

Wtq

146 - 0

XUNAYN MEDIA
Posted 3 months ago

MAHADNAQ IYO SOODHAWAYN

•MAHADNAQ -Waxan umahadcelinaya dhamaan inta samaha jecel ee khayrka iyo diinta soogudbintiisa nagu dhiirigalisay waxan leeyahay saxibayal waa mahadsantihiin maadaama aad 1k nagaarsiiseen.

•SOODHAWAYN-waxaan si kalfurnaan ah idinkugu soodhawaynaga kanaalkeenaan
Mar labaad iyo marsedexaadba soodhawada.

91 - 1