Noofambar 7, 2023, waxaaan bilaabay safarkii u horeeyay ee baaskiilka, oo aan ka bilaabay magaalada Nayroobi ilaa Jabuuti. In kastoo ay jireen dhibaatooyin badan, hadana safarkaas wuxuu ahaa mid aan waayo-aragnimo iyo casharro waa weyn ka bartay.
5 bilood ayay igu qaadatay inaan dhammaystiro.
Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee wadanka Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika (South Africa) anigoo isticmaalaya mooto.
Wixii talo iyo xiriir ah, igalasoo xiriir email ka; Faysalf872@gmail.com
#usa #uk #europe #africa #asia #somali #somalia #kenya #tanzania #zanzibar #malawi #zambia #zimbabwe #botswana #namibia #southafrica
#somaliculture #somalivisit #wararkiiugudambeeyey #somaliland #somalishorts #somalisocialmedia