Somali Lifestyle . Kanaalkani waxan ku soo gudbiyaa muuqaallo ku saabsan hab nolaleedka iyo talooyin. fikrado iyo xalal ku saabsan hagaajinta caafimaadka maskaxda iyo jirka, iyo sida loo noolaan karo nolol farxad leh oo isku dheelitiran.
Haddii aad rabto inaad ka ogaato sirta nolosha iyo sidii aad u gaari lahayd guul iyo farxad, ( Somali Lifestyle )waa meesha kugu habboon. Si joogto ah ugu xirnaaw halkaan oo subscribe dhaho. Mahadsanid.