Channel Avatar

NOLOSHA, @UCgd1hF2Lxs8WKQbyJw0sbhg@youtube.com

704 subscribers - no pronouns :c

Magaceygu waa Sadam Ashraf hadii aad ku cusub tahY kanaalkan


About

Magaceygu waa Sadam Ashraf hadii aad ku cusub tahY kanaalkan waxan kaaga balan qaadaya inaad heli doontid muqalo noloshada wax badan ka badali doona, sido kale anagoo ka hadli doona barnaamijyo KU SALEYSAN,
1_CAAFIMAADKA
2_PSYCHOLOGY
3_DHIIRIGALINTA
4_HORUMARINTA NAFTA IYO WACYI GALINTA BULSHADA IYO DHAMAAN BARNAAMIJYO KU TAXALUUQA DHANKA NOLOSHA..... IWM

Si ad ula socotid muqaladAYda kala duwan nagu soo biir oo ha hilmaamin kanaalkayagan NOLOSHA,


MAHADSANID