Channel Avatar

walaalaha khayrka @UCJ2iv-Nrc94TTV0gNqlodEA@youtube.com

209 subscribers - no pronouns :c

asalamu caleykum walaalahayga khayrka jeceyl. Channelkaan wa


About

asalamu caleykum walaalahayga khayrka jeceyl. Channelkaan waxan ogu tala galay walaalahayga islaamka ah inay oga faa'idaystaan wanaaaga iyo waxyaabaha khayrka kujiro oo marwalbo jidka toosan nugu hagaayo. Ilaahay waxan kabaryaa inuu naga dhigo kuwa ka faa'idaysta oona naarta ooga badbaadho. Inshaallah. Hadii aan qaldamo waad isixi kartaan. Allah waxan waydiisanaya inuu jidka suuban oo siraadul mustaqiimka ah nugu wada hago si aan dhamaanten ku wada kulumno janatul firdaws ..... Aaamiin inshaallah.