LT7FU Page - waa kanaal toddobaadle idin kugu soo gudbinaya xogaha iyo aragtiyada dadweyne ee la xiriira hadba barashada qabiil gaar ah taariikhdiisa, degaankiisa iyo waxa uu gaarkiisa dhaqan ahaan u leeyahay. Hadafku ma ahan in lagu kala tago kala duwanaanshaha hadba heybaha aanu ku kala abtirsano, balse waa inaynu iskugu soo dhawaanno.
"I am Somali. Not because I am Jareerweyne, or Hawiye, or Dir or Darod or Digil and Mirifle. I am Somali. Because if I am not, who am I?!" -- Zaki Hiraale.
إِنْ أُرِيدُ إِلَّا ٱلْإِصْلَٰحَ مَا ٱسْتَطَعْتُ
Nagala soo xiriir: himilonews@gmail.com