Channel Avatar

Ilayska Maanka @UC2BWz_9CPvvo3KPmylMpTgg@youtube.com

1.6K subscribers - no pronouns :c

More from this channel (soon)


Welcoem to posts!!

in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c

Ilayska Maanka
Posted 6 days ago

ILoobida Qof Kaa Fogaadey Mafududa Mane Adka
Waxey ubaahantahay Dadaal&Dulqaad
Lasoco Muuqalkeena Xigo i.a oo kusaabsan mowduucaas.


#subscribe

8 - 0

Ilayska Maanka
Posted 1 month ago

Marki aad ku guulaysato inaad soo jiidato dareenka qofka aad jeceshahay
Waxaad qaadaysaa tallaabada xigta oo ah inaad usoo bandhigto sifooyinkaaga ugu fiican,
Si daahsoon oo aan toos ahayn si aad u xiiso geliso qofkaas ama qoftaas.

11 - 0

Ilayska Maanka
Posted 1 month ago

2025 Waa Fursad Cusub
oo aad Uga faa'iideysankarto Waxyaabo Cusub
Nagula Saaxiib Bartaan Si ay kuusoo gaaraan Muuqaalada Cusub.
#Subscribe #2025

29 - 0

Ilayska Maanka
Posted 2 months ago

Subax Wanaagsan Saaxiibayaal
inaad Gaarto Yoolkaada ama aad Hormarin kusameyso Naftaada Waa Safar ubaahan isku diyaarin iyo Qorsheyn.
Muuqalkeena Xigo Ayaan uga hadlidoonaa Tilaabooyinki Kugu Hagi lahaay Safarkaas.

10 - 0

Ilayska Maanka
Posted 3 months ago

Ma garanaysid waxtarka & qiimaha waxa aad haysatid illaa aad weydo.… laakiin xaqiiqdu waa,inaad garanaysay balse aykula ahayd in aadan weligaa waayi doonin.
Maalinta isniinta Lasoco muuqaal kusaabsan xikmado cajiib ah oo aan soo xulnay.
Like ☑️ Share ☑️ Subscribe ☑️

8 - 0

Ilayska Maanka
Posted 5 months ago

Iskusoo noqod wanaagsan saaxiibayaal
Waxaa noo diyaarsan muuqal cusub kaas oo bari aan soo gelindoono i.a
Udiyaar garow wacan
#hiigsi_iyo_horumar

9 - 0

Ilayska Maanka
Posted 6 months ago

BISMILLAAH
soodhawaada saaxiibayaal si aan ukala faa'iideysano, waxaa goordhaw daawan doontaan muuqalkeeni 1aad ee aan soo gelino janaalkaan
Nala saaxiib si aad ula socoto muuqaalada joogtada ah oo aan soowadno.
#Hiigsi_iyo_Hadaf

7 - 2